Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Haweeney Talyaani ah oo Alshabaab sii daayeen
    Somalia

    Video:-Haweeney Talyaani ah oo Alshabaab sii daayeen

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 11, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iyadoo xor ah in ay islaanto,ayaa ka macno badnaan lahayd in ay Alshabaab khasbaan.

    Shabaab iyagaan islaam ahayn ee maxay qof kale ugu yeeraan Diin islaam.

    Gabadhan waxay mudan tahay in dib loo saxo oo lagu soo dhaweeyo islaamka naxariista iyo nabada aaminsan,iyadoo xor ah.

    Hadalka ah Alshabaab,ayaa afduubtay oo islaamiyay kadibna sii daayay waa dacaayad ay rabaan in ay dadka ku khaldaan oo aragtidii laga haystay ay ku badalaan.

    Inkastoo ay jiraan war sheegaya in 4$-Milyan oo madax furasho ah ay qaateen Alshabaab.

    Alshabaab waa shirkad qandaraas ku haysata laynta iyo qarxinta bulshooyinka meel kasta oo looga baahdo mahan Urur diimeed utaagan difaac islaam,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/CaliDholayare/videos/269487621082575/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.