Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Hay’adda Kaalo Nederland oo xarun farsamo ka hir-gelisay Garoowe (Sawirro)
    Puntland

    VIDEO: Hay’adda Kaalo Nederland oo xarun farsamo ka hir-gelisay Garoowe (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqa Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe Axmed Siciif Muuse ayaa xariga ka jaray Dugsi farsamo oo ay Xaafada Waaberi ee Degmada Garoowe ka hirgelisay Hay’adda Kaalo Nederland, kaas oo lagu magacaabo
    Shabeelle Skils Square.

    Munaasabadda lagu daah-furayay Dugsigan Farsamo ayaa waxaa ka qeyb-galay Duqa Caasimadda Puntland, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Kaalo Aid and Development, Marti sharaf iyo Bulshada Labada Xaafadood.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/2610218512362582/

    Agaasimaha Hay’adda Kaalo Nederland Cabdisalaan Cali Karood, oo ka hadlay Munaasabadda lagu furayay dugsigan ayaa sheegay inay ugu tala-galeen dugsigan inay ka faa’ideystaan Dadka ku nool xaafadda Waaberi iyo Kaamka Shabelle.

    Duqa Degmada Garoowe Axmed Siciid Muuse, ayaa uga mahad-celiyay Hay’adda Kaalo Nederland, hir-gelinta Dugsigan oo ah mid muhiim ah, waxaana uu tilmaamay inuu rajeynayo inay ka faa’ideystaan dadka loo dhisay Dugsigan.

    Dugsigan cusub ee ay hir-gelisay Hay’adda Kaalo ayaa lagu baran doonaa Farsamooyin ay kamid yihiin Talista dharka, cilaan saarka iyo Waxbarashada maadiga ah, ayaa waxaa ka faa’ideysan doona Barkacayaasha kunool kaamka Shabelle.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.