Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Howlgallo culus oo ka socda Boosaaso
    Puntland

    VIDEO: Howlgallo culus oo ka socda Boosaaso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Ammaanka Dowladda Puntland ayaa xalay howlgallo ballaaran ka sameeyay Xaafadaha ay ka kooban tahay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga ee Puntland.

    Howlgalka ayaa ahaa mid lagu baarayay gadiidka iyo dadwaynaha qaybahooda kala duwan, waxaana Ciidanku ay Gaadiidka ka fiiqayeen bacaha Madow ee gadiidka ku xiran ee bensolka loo yaqaaano.

    Sidoo kale, Ciidanka ayaa Howlgalkooda dagalamayay dhalinyarada dadka mobilada ka qaata iyo maandoriyasha la isticmaalo.

    Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari Xuseen Cali Maxamed, ayaa sheegay in howlgallo ay ka wadan Magaalada Boosaaso ay yihiin kuwo lagu xaqiijinayo amniga Magaalada Boosaaso, waxaana Taliyuhu u mahad-celiyay dadka ku cawaynayay wadoyinka dhinacyadooda, isagoona Xussen kula dar darmay in amniga laga wada shaqeeyo.

    https://www.facebook.com/321429915179202/videos/404415840238019/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.