Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dowladda Imaaraadka carabta ayaa deeq raashin ah oo loogu talagalay Dadka danyarta ah soo gaarsiisay maanta Puntland, waxaana laga soo dejiyay Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso.