Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Kiiska Caa’isho Ilyaas oo waji kale galay & Maxkamadda Sare ee Puntland
    Puntland

    VIDEO: Kiiska Caa’isho Ilyaas oo waji kale galay & Maxkamadda Sare ee Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland ayaa maanta u fariisatay dhageysiga Dacwadda seddax xukumane ee loo heysto dilkii iyo kufsigii loogu geystay Magaalada Gaalkacyo, Marxuum Caa’sha Ilyaas Aadan oo ahayd gabar 12-sano jir ah.

    Eedeysanaha Koobaad ee Kiiska Marxuumad Caasho Ilyaas (Cabdiftaax Cabdiraxmaan Warsame) ayaa Maxkmadda ka hor qirtay inuu Geystay Kufsiga Caasho, Balse uusan ka danbeyn Dilkeeda.

    Sidoo kale, Eedeysanaha Labaad (Cabdishakuur Maxamed Dige) ayaa isuguna Iska beriyeelay Falkaasi, Isagoona qirtay in Subaxdii Moobeelkiisa lagu soo diray Lacagta lagu qoday Godka Marxuumad Caasho.

    Eedeysanaha Sadexaad (Cabdisalaan Cabdiraxman Warsame) oo la dhashay Eedeysanaha koobaad Cabdiftaax, ayaa isna Beeniyay inuu wax ka ogyahay dhamaan Kiiskan.

    Ugu dambeyntii, Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland ayaa Sheegtay iney ku dhawaaqayso Isniinta Soo socota Go’aanka Maxkamadda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.