Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Lafta-gareen “Askarta ciidanka qeybta 60aad iyo saraakiishooda waa ciidanka ugu liita CXDS”
    Puntland

    VIDEO: Lafta-gareen “Askarta ciidanka qeybta 60aad iyo saraakiishooda waa ciidanka ugu liita CXDS”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa ku eedeeyay Ciidanka xoogga dalka ee ka tirsan qeybta 60aad ee fadhigooda yahay magaalada Baydhabo inay yihiin kuwo ugu liito.

    Waxaa uu sheegay in askarta iyo saraakiisha ka tirsan qeybtaas ay yihiin kuwo qabyaalad ku shaqeynaya, isla markaana dhibaatada ay ku hayaan shacabka uu sii batay.

    “Askarta ciidanka qeybta 60aad iyo saraakiishooda waa ciidanka ugu liito, inuu dad wax taro iska dhaafee dhibaatada ay sameynayaan iyo wax tarkooda 80% dhibaatada ay sameynayaan ayaa badan”ayuu yiri C/casiis Lafta Gareen.

    Sidoo kale waxaa uu sheegay in Askari iyo Sarkaal ku mashquulsan dhul aysan aheyn ciidan noqon karin, waxaana uu ku eedeeyay in ciidamadaas ay jidka u taagan yihiin shacabka oo ay dil u geysanayaan.

    Ciidamada xoogga dalka ee ka tirsan qeybta 60aad ayaa dhowaan ku lug yeeshay dilal ka dhacay gudaha iyo duleedka magaalada Baydhabo, waxaana dilalkaas ay salka ku hayeen aanooyin qabiil ka dhashay muran dhuleed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.