Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Lafta-gareen oo ku amray Ciidanka DFS inay isaga baxaan Baydhabo
    Puntland

    VIDEO: Lafta-gareen oo ku amray Ciidanka DFS inay isaga baxaan Baydhabo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 10, 2019Updated:August 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maamul goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa sheegay in dhibaatooyinkii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo iyo duleedkeeda ay qeyb ka ahaayeen ciidamo ka tirsan Milateriga.

    Lafta-gareen ayaa ku amray Saraakiisha Ciidamada inay gacanta ku soo dhigaan ciidamadii ka dambeeyay dilkii Ganacsade caan ah oo shalay lagu dilay duleedka Baydhabo.

    https://www.facebook.com/dalsantv/videos/495960884471526/

    Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa soo saaray amar ku aadan in hub lagu dhex qaadan karin gudaha magaalada Baydhabo, waxaana uu sheegay in Ciidamada xoogga dalka ay ku laabtaan xeryahooda oo aanay magaalada lagu arki karin.

    “Kuwa dilalka iyo dhibaatada geystay ee sida xun u fikiraya waa kuwo ka tirsan ciidamada, in umadda ay dib ugu soo noqdaan oo dhib u geystaan waa wax aan la aqbali karin, kuwa gacan ku dhiiglayaasha gacanta ayaa lagu soo dhigayaa, si loo maxkamadeeyo”ayuu yiri Madaxweynaha Koofur Galbeed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.