Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweynaha DDS “Itoobiya waxaa ka jira Dagaal iyo Loolan”
    Puntland

    VIDEO: Madaxweynaha DDS “Itoobiya waxaa ka jira Dagaal iyo Loolan”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Cagjar, ayaa shaaca ka qaaday in dagaal iyo loolan adag uu ka dhexeeyo Qoomiyadaha Dalka Itoobiya.

    Madaxweyne Cagjar oo la hadlayay Shacabka Gobalka Doollo, ayaa sheegay in xaalad cakiran ay ka dhex jirto Qoomiyadaha Dalka Itoobiya, taas oo saldhig ay u tahay in Qoomiyad walbaa ay dooneyso inay ilaashato dhaqankeeda, Diinteeda iyo Hidihii ay soo laheyd.

    Madaxweynaha DDS Mr. Cagjar, ayaa tilmaamay in Dagaalkaas iyo loolankaa mid la nooc ah uu ka dhex jiro Shacabka Gobalka Doollo, kuwaas oo ayaga oo ka tagaya Magaca, Midabka, Diinta, Dhaqanka iyo Hiigsiga ay wadaagaan, isku kala saaraya Beel beel.

    https://www.youtube.com/watch?v=-cyQRn3Eqck&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.