Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweynaha Kenya oo Somaliya ku tilmaamay Wadan aan Dowlad lahayn
    Somalia

    Video:-Madaxweynaha Kenya oo Somaliya ku tilmaamay Wadan aan Dowlad lahayn

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 30, 2023Updated:April 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Habeen hore, mar uu wareysi ku siinayay Madaxweynaha Kenya Mo_Ibrahim Fdn xarunta KICC ee Nairobi,ayuu sheegay in Somaliya aysan Dowlad lahayn.

    “54-Wadan oo xor ahaa laga soo bilaabo 1960-kii miyaysan maarayn karin $85-Milyan oo lagu taageero Somaliya oo aan Dowlad lahayn,halka ay ka sugayaan Midowga Yurub”Ayuu yiri Madaxweynaha Kenya.

    Waa hadal canaan ahaan uu ku iftiiminayay Ruto Wadamada Afrika iyo waxtarxumadooda,iyagoo Qaramo ah in ku dhow Qarni welina ay si dadban uhoos joogaan Gumaystayaashii Yurub.

    Balse waa hadal niyad jab,bahdil iyo foolxumo ku ah Umadda Somaliyed hadana aan lagu dhibsan karin Ruto,sababtoo ah waaqiciga,ayuu ka duulay.

    Villa Somaliya Dowlad laguma tilmaami karo waxa fadhiya ee waa koox Sxbo ah iyo Nin Qoyskiis oo qaraabanaya,magaca ay NGO ahaan u isticmaalayaana yahay Somaliya.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Waa hadal niyad jab,bahdil iyo foolxumo ku ah Umadda Somaliyed hadana aan lagu dhibsan karin Madaxweynaha Kenya Ruto,sababtoo ah waaqiciga,ayuu ka duulay.

    Villa Somaliya Dowlad laguma tilmaami karo waxa fadhiya ee waa koox Sxbo ah iyo Nin Qoyskiis oo qaraabanaya,magaca ay NGO… pic.twitter.com/98fZUFOrQr

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) April 30, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.