Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo eedeeyn u jeediyay Madaxweyne Farmaajo
    Puntland

    VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo eedeeyn u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay Guddiga Wada-hadalada Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland ee dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in wax lala yaabo uu yahay Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo, kuwaas oo uu sheegay inay yihiin dad aan u qalmin Matalaada iyo Wada-hadalada labada dhinac.

    “Gobollada Woqooyi Ee Sool Sanaag Iyo Cayn Ee Maamulada Puntland iyo Somaliland Kala Sheeganayaan in Khilaaf Ka Jiro Ma Inkirikarno, Lakiin Wixii Is Khilaafa Ayey Tahay in Ay Xal Ka Gaadhaan Waana Ku Baaqayaa Arinkaas in Xal Laga Gaadho, Lakiin Waxaa Khalad Ah in Dowlada Federaalka Soomaaliya Ay Ku Soo Darto Dad Aan Xalka Qeyba Ka Noqon Karin Ama Qaarkood Lagu Tuhmayo Hurgumada Taalla in Ay Qeyb Ka Yihiin, Waa Nasiib Darro, Waxay u Baahan Tahay in Dib loo Eego” ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland

    https://www.facebook.com/mohamud.abdikadir.777/videos/1174178279430940/


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.