Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Warbixintii New York Times
    Puntland

    VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Warbixintii New York Times

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 23, 2019Updated:July 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ka hadlay Warbixin uu saacadihii lasoo dhaafay baahiyay Wargeyska New York Times, taas ku saabsan Qalalaasaha amni ee jira Degaanada Puntland, gaar ahaan Magaalada Boosaaso ay ka dambeyso Dowladda Qatar.

    Madaxweyne Deni oo ka hadlayay Xarunta Jaamacadda PSU Garoowe, oo uu kaga qayb galay Bandhigga Buugaagta Garoowe, inay tahay dhab in Dowladda Qatar ay ka dambeyso Weerarada Qaraxyada iyo dilalka ah ee ka dhaca Degaanada Puntland, gaar ahaan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowladda Puntland.

    “Waxaan qirayaa inuu xaqiiqo yahay warka lagu daabacay New York Times ee looga hadlayay dilal iyo qaraxyo ka dhacay Boosaaso, kuwaas oo la sheegay inay dowladu nagu dul hardamayaan, golaha Shacabka iyo Aqalka sarre waxaan ka codsan inay baaritaan kusameeyaan arintaas” Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni.

    https://www.facebook.com/Yu.abdi.shire/videos/2254395124673825/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.