Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweynaha Puntland “Waxaan diyaar u nahay Dood shacabku daawanayaan oo aan la galno DFS”
    Puntland

    VIDEO: Madaxweynaha Puntland “Waxaan diyaar u nahay Dood shacabku daawanayaan oo aan la galno DFS”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni oo ka hadlayay dadka aan iyaga oo ogeyn wax la isku hayo caytama ama dhaliilaya Puntland, ayaa sheegay in Dood furan oo laga daawanayo Telefishanada iyo Baraha Bulshada ay la galaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, si loo arko cida khaldan.

    “Waxaan aad u dareemayaa dad fara badan oo dadka Madaxda ah meesha ay ku wada-hadlayaan aan Goobjoog aheyn in wixii la rabo loo sheego oo ay aqbalaan, Dowladda Puntland waxay diyaar u tahay wada-hadal furan oo shaashada laga daawanayo xitaa, doodeenana aan kusoo bandhigno si cida khaldan loo ogaado”ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Deni

    https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/514175722709157/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.