Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Deni oo amar dul-dhigay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiish-ta PL
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Deni oo amar dul-dhigay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiish-ta PL

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta booqday xarunta Ciidanka Daraawiish-ta Puntland ee 54-aad, ayaa kulan kula qaatay xerada qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Pntland.

    Kulanka Madaxweyne Deni iyo Saraakiisha Ciidanka Daraawiish-ta oo ahaa mid qaatay Saacado dhowr ah ayaa looga arinsanaya tayeynta iyo Tirakoobka Ciidanka Daraawiish-ta Puntland, kuwaas oo sanadihii ugu dambeeyay kala daadsanaa.

    https://www.youtube.com/watch?v=jdi7nrJHW6A&feature=youtu.be

    Madaxweynaha Puntland oo ay wehlinayaan Qaar kamid ah Janaraalada Puntland oo uu kamid yahay Gen. Maxamed Siciid Morgan, ayaa ku amray Saraakiisha Hoggaamisa Ciidanka inay sida ugu dhaqsiyaha badan ugu keenaan Qorshaha dib u yagleelida Ciidanka Daraawiish-ta Puntland.

    Booqashada Madaxweyne Deni ee Xerada Ciidanka Daraawiish-ta Puntland ee 54-aad, ayaa kusoo aadeysa maalmo uun kaddib markii Madaxweynuhu uu Taliye cusub u Magacaabay Ciidanka Difaaca, kuwaas oo muddo hoggaan la,aan ahaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.