Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Deni oo baaq u jeediyay Ganacsatada Soomaaliyeed iyo kuwa ajaanibta ah
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Deni oo baaq u jeediyay Ganacsatada Soomaaliyeed iyo kuwa ajaanibta ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 19, 2019Updated:September 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed iyo kuwa ajaanibta ah inay ka qeyb-qaataan Maal-gashiga Dekedda Degaanka Garacad iyo goobaha Kale ee muhiim ah ee Dalka.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Dekedda Garacad ay tahay Il-dhaqaale oo qeyb ka qaadan doonta Hormarka iyo Shaqo abuurka Dhalinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Ku nool Mandiqada Puntland.

    Sidoo kale, Madaxweyne Deni ayaa ku dhiiri-geliyay Bulshada Puntland inay xoojiyaan ammaanka iyo Midnimadooda, kuwaas oo uu sheegay inay u horseeday Hormar iyo Hiigsi dheer, una soo jiiday indhaha Caalamka.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Siciid C/llaahi Deni, ayaa hadalkan ka sheegay xilli uu shalay dhagax-dhigayay Wajiga Labaad ee Dekedda Garacad, oo ah mid si isku-tashi ah ay u dhisanayaan Shacabka Puntland iyo Dowladooda.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/391077831604957/
    Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.