Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Deni oo dhisay Labo Wakaaladood oo ku cusub Puntland
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Deni oo dhisay Labo Wakaaladood oo ku cusub Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 4, 2019Updated:July 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa maanta Shir guddoomiyay Kulankii khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.

    Shirka Golaha Xukuumadda ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Hirgelinta Wakaaladaha Biyaha iyo Koronta, Iyadoona Magaca looga badalay Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland.

    https://www.youtube.com/watch?v=rBvEMTx1JRE&feature=youtu.be

    Sidoo kale. Dastuurka oo awal hoos tegayey Madaxtooyadda waxaa loo wareejiyay Wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha Diinta. Waxaana magacii Wasaaradda laga dhigay Wasaaradda Cadaaladda, arrimaha diinta iyo Dastuurka.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.