Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Deni “Shacabka Puntland ma aqbalayo waxay wadaan Madaxda DF”
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Deni “Shacabka Puntland ma aqbalayo waxay wadaan Madaxda DF”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 1, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaaliya, isagoona digniin u diray Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Madaxweyne Deni oo khudbad ka jeedinayay Munaasabadda 1 Luulyo, oo lagu qabtay Garoowe ayaa Sheegay in dhamaan howlihii muhiimka u ahaa dib u dhiska Soomaaliya, ay taagan yihiin, waxaana uu tilmaamay inay sabab u tahay wada-tashi la,aan.

    https://www.youtube.com/watch?v=TvFfK9YxNx0&feature=youtu.be

    Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga hadlay dhameystirka Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, waxaana uu tilmaamay in Dastuurkii Soomaaliya uu noqday Mashruuc aan meel loo dhaqaajinayaa jirin.

    Waxaa uu sheegay in aysan aqbali doonin Dowladda Puntland iyo Shacabkeeda, horeyna u qaadan Buug lasoo xar xariiqay oo aan ku imaan tashi.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa uga digay Madaxda Dowladda Federaalka in ay isku koobaan talada Dalka, isagoona sheegay in Soomaaliya ay qaadatay Federaal, uuna yahay Nidaamka kaliya ee Dalka maanta ka soconaya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.