Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne Farmaajo ciidanka Qaran ma waxuu yaqaan maleeshiyada Xamar?
    Somalia

    Video:-Madaxweyne Farmaajo ciidanka Qaran ma waxuu yaqaan maleeshiyada Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 9, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Farmaajo isagoo qiiraysan oo erayo wadaniyadeed afkiisa ay ka burqanayaan ayuu xalay kasoo dhex muuqday xaflad lagu sheegay in loo qabtay taageerida ciidamada qalabka sida ee Somaliya.

    Hadaba in ciidanka la taageero waa talaabo loo baahnaa oo aan marna la dhaliili karin,balse waxaan laga aamusi karin ayaa ah sida madaxweyne Farmaajo uga fog yahay ama iskaga indho tirayo waaqiciga taagan.

    Waxa is waydiinta mudan ayaa ah ciidanka uu madaxweynuhu leeyahay hala taageero oo dhaqaale haloo urursho oo Acount haloo sameeyo waa kuwee?

    Waxa is waydiinta mudan ayaa ah ma waxuu u yaqaanaa ciidanka Qaranka maleeshiyaadka Xamar xooga ku haysta ee tuutaha Qaran loo galiyay?

    Waxa is waydiinta mudan ayaa ah madaxweynuhu ma sidaan ayaa ka dhab ah mise waa si yeelyeelayaa?

    Ugu danbayntii madaxweynaha waxaan leenahay waaqiciga kusoo dhawoow haday dhab kaa tahay in ciidankii qaran dib loo yagleelo wajah wadada saxda ah.

    Maleeshiyadii Xamar dadka kasoo barakicisay ee burburisay Qaranimadii Dalka ,isla markaana xooga ku haysata hantidii Umada in aad maanta u sacabtunto oo tiraahdo Acount ayaan ufurnaye ugu soo shuba Somaliyey dhaqaale ay kusii haystaan Xoolaha UMada waaqicig´mahan madaxweyne farmaajoow.

    Majiro Ciidan Qaran oo maanta dhisan balse waxa jiri kara dib u dhis ciidan qaran.

    Hoos ka daawo muuqaalka khudbada madaxweyne Farmaajo ee waaqiciga ka fog.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/SaH8Emc8ahw

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.