Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Farmaajo “Kiiska Badda waa in lagu xaliyo Maxkamadda ICJ”
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Farmaajo “Kiiska Badda waa in lagu xaliyo Maxkamadda ICJ”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay hadal ka jeediyay Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey, iyadoo khudbadiisa uga hadlay arrimo kala duwan oo siyaasadda, dhaqaalaha, Kiiska Badda ee yaala Maxkamadda ICJ iyo arrimo kale.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hor sheegay Qaramada Midoobey in wada hadaladii uu la yeeshay Madaxweynaha Kenya ee uu soo qaban qaabiyay Madaxweynaha Masar ee ku saabsanaa arrimaha muranka Badda aan uusan aheyn mid miro dhal ah.

    Sidoo kale, Madaxweynaha DF Soomaaliya ayaa sheegay inay doonayaan in Kiiskaas lagu xaliyo Maxkamadda Caalamiga ee ICJ, isla markaana balan-qaaday in Soomaaliya ay u hoggaansami doonto Go’aanka Maxkamadda.

    https://www.youtube.com/watch?v=uM0HYMqvOWk
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.