Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Farmaajo “Maamul Goboleedyada Waxaan isku Heynaa Awoodaha Wadanka”
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Farmaajo “Maamul Goboleedyada Waxaan isku Heynaa Awoodaha Wadanka”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 24, 2019Updated:June 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    https://www.youtube.com/watch?v=qgDP8BaiOl0&feature=youtu.be

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa ka hadlay Khilaafka sii xoogeystay ee ka dhex jira Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dhawaqa ka yeeraya Dowlad Gobaleedyada uu qeyb ka yahay Isbedelada ka socda dalka, oo uu sheegay inay yihiin kuwo muhiim ah.

    Sidoo kale, Mr. Farmaajo ayaa xusay in uu doonayo in Soomaaliya ay ka dhalato Dowlad Dhexe oo leh Go,aan dalka, ayna Dowlad Gobaleedyadu noqdaan Adeegayaal.

    Isagoo ka qeyb-galayay Madaxweynuhu Xafladda Qalinjabinta Dufcaddii koowaad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed tan iyo markii dib loo hawlgaliyay sanadkii 2014-kii, ayuu ka dalbaday arday inay ku garab istaagaan Damacood.

    Hadalka Madaxweyne Farmaajo ayaa u muuqda mid banaanka soo dhigay Eedeymo ay u jeediyeen Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, kuwaas oo ku eedeeyay Mr. Farmaajo inuu kasoo hor-jeedo nidaamka Federaaliisimka, oo ah kan uu ku dhaartay inuu Dadka Soomaaliyeed ugu adeegayo.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.