Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Farmaajo “Waxaan xalinaynaa Tabashada Somaliland”
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Farmaajo “Waxaan xalinaynaa Tabashada Somaliland”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 26, 2019Updated:June 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ku baaqayo in la dardargeliyo wadahadalladii Soomaaliya iyo Soomaaliland ee mudada aan qabsoomin.

    Waxa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo inay muhiim tahay in la keeno qorsho kasta oo lagu qancin karo Soomaaliland si markale dib loogu bilaabo wadahadaladii hakadka galay.

    https://www.youtube.com/watch?v=3ulXi2jQLAs&feature=youtu.be

    “Waxaan ku baaqayaa in aan dardargelino wadahadalladii Soomaaliya iyo Soomaaliland,waxaa loo baahan yahay in runta la wajaho si walaalnimo ah la isku wareyso lagana gudbo duruufihii la soo maray si loo boogsiiyo walaalaheena Soomaaliland ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

    Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa ku dheeraaday dhibaatooyinkii dalka ka dhacay iyo sida ay muhiim u tahay in looga gudbo dhibaatooyinkaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.