Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Madaxweyne Xaaf oo si kulul u weeraray Madaxda DF Soomaaliya
    Puntland

    VIDEO: Madaxweyne Xaaf oo si kulul u weeraray Madaxda DF Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Gobaleedka Galmudug, ayaa ka hadlay Waraaq kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka iyo Dadkii lagu laayay Magaalada Gaalkacyo.

    Madaxweyne xaaf ayaa sheegay inay wax laga xumaado tahay Waraaqdii kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka, isagoona tilmaamay inay Galmudug tahay Maamul aan haatan mudneyn in wax loo yeeriyo.

    “Galmudug mahan State cusub, sharci bay leedahay, Dastuur bay leedahay, nidaam bay leedahay madax bey leedahay, Caasimadeedii bay joogtaa, in lagu xad-gudbo oo la yiraahdo hadda ayaa doorasho loo qabanaa aad ayaa uga xumahay”

    Dhanka kale madaxweyne Xaaf wuxuu soo dhaweeyay shirka bartamaha bisha todobaad ka qabssomaya Magaalada Hobyo.

    “Shirka Hobyo waxaa aaminsanahay inuu yahay shir dan noo noqon kara, ummadi hadey tashatoo isku imaato Aaan tashano waa aan heshiino, wax laga naxo maaha waa wax lagu farxo, laakiin waa inuusan ahyn mid annaga dhabar jabinaya”.

    https://www.youtube.com/watch?v=00FhhBDM6yI&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.