Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Markab Xoolo ka qaaday Dekadda Berbera oo Lagu Xanibay Sacuudiga
    Puntland

    VIDEO: Markab Xoolo ka qaaday Dekadda Berbera oo Lagu Xanibay Sacuudiga

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 13, 2019Updated:July 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Xassan Maxamed Gaafaadhi, oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeyso ayaa cadeeyey in markab Somaliland  xoolo nool ka qaadey afar cisho ka hor uu ku xayiran yahay  Dekadda Magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga.

    Wasiir Gaafaadhi ayaa sheegay in tilaabaddan ay  timid kadib markii Dawlada Soomaaliya ay cabasho ka gudbisay Markabka oo Dekadda Berbera ka shiraacdey, ayna Dowladda Soomaaliya dooneyso in ogolaansho ay bixiso xoolaha Soomaaliya ku dhoofa.

    Sidoo kale, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaa ku hanjabey hadii arintaasi xal loo waayo in ay Somaliland raadsan doonto suuqyo kale oo ay xoolaheeda u dhoofiso

    Ugu dambeyntii, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaa sheegay in Shacabka Somaliland uu soo gaaray dhaawac weyn oo dhanka Ganacsiga ah, islamarkaana Xukuumada ay la imaan doonto Isbedel weyn,hoos ka daawo muuqaalka

    Halkan hoose ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/r6VXqt00UPo
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.