Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Masuuliyiinta iyo Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo kulan yeeshay
    Puntland

    VIDEO: Masuuliyiinta iyo Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo kulan yeeshay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka, xildhibaanada baarlamaanka jubaland, Golaha wasiirada jubbaland iyo madaxweyne ku xigeenka koobaad ee jubaland ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo.

    Kulanka oo saxaafadu dibad joog ka ahayd intuu socday ayaa waxaa logu bogaadiyay howlagaladii udanbeeyay ee ciidamada daraawishta jubbaland iyo kuwa xooga dalka ay ka sameeyeen isla markaana ay ku xoreeyeen deegaano hoos yimaado degmada jamaame.

    Sidoo kale kulanka waxaa lagu canbaareeyay xariga wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan u geysatay dowlada federalka ee soomaaliya.

    Kulanka ayaa markuu soo idlaaday waxaa saxaafada uga warbxiyay waxyaabihii looga hadlayay madaxweyne ku xigeenka koobaad ee jubbaland Maxamud Sayid Aadan.

    https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/655274578209729/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.