Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Maxaa ka jira in diyaarad hub ah ka degtay Qardho ?
    Puntland

    VIDEO: Maxaa ka jira in diyaarad hub ah ka degtay Qardho ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 1, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Puntland ayaa beenisay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay Baraha Bulshada, kuwaas oo ku aadan in diyaar hub ah ay ka degtay Magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar.

    Taliyaha Ciidanka Garoonka diyaaradaha ee Qardho Sharmaake Ciise, ayaa been abuur ku tilmaamay in garoonka diyaaradaha ee Qardho laga dajiyay diyaarad hub ah, waxaana uu xusay in warkaas ay baahiyeen dad diidan daganaanshaha iyo hormarka Puntland.

    https://www.youtube.com/watch?v=x7UycPsS1HA&feature=share&fbclid=IwAR1BYvQ9A5sZo1uwETKGERSCd2xcu46Al6QJ_lb9nItwnmZsZ2DsHBHL2X0
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.