Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Maxaa ka jira in lasii daayay Raggii geystay Kiiskii Caa’isho Ilyaas ?
    Puntland

    VIDEO: Maxaa ka jira in lasii daayay Raggii geystay Kiiskii Caa’isho Ilyaas ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xeer ilaaliyaha Guud ee Dawladda Puntland Maxamuud Xasan Ow-cismaan, ayaa beeniyay warar been abuur ahaa oo lagu faafiyay baraha Bulshada, kuwaas oo sheegayay in lasii daayay Raggii xukumanayaasha ahaa ee kadanbeeyay dilkii iyo kufsigii Caa’isho Ilyaas Aadan oo aheyd Gabar 12 sanno jir ah, kuna nooleyd Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

    Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Xukumanayaashan ay gacanta ku heyso Dowladda Puntland, ayna sugayaan in lagu fuliyo Xukunkii ay ku rideen Maxkamadaha Saddexda Darajo.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/1379719008847829/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.