Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Puntland iyo Wakiilka QM ?
    Puntland

    VIDEO: Maxay ka wada-hadleen Madaxweynaha Puntland iyo Wakiilka QM ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 8, 2019Updated:July 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyadda Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Wakiilka cusub ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

    Madaxweynaha Deni iyo Danjire James Swan ayaa ka wada-hadlay Xoojinta xiriirka Puntland iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), iyo sidii loo dardar-gelin lahaa Wada-shaqeynta labada dhinac.

    Sidoo kale, Madaxweynaha iyo Danjiraha Qaramada Midoobay, ayaa ka wada-hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo khilaafka ka dhex jira Dowladda Federaalka iyo Dowladda Puntland oo bishii May ee sanadkan joojisay Wada-shaqeyntii ay la laheyd.

    Madaxweynah Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, iyo Wakiilka cusub ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulanka kaddib Shir Jaraa’id ku qabtay Madaxtooyadda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.youtube.com/watch?v=EZXGjraM2YI&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.