Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Maxkamada sare ee Puntland oo mudaysay gar-maqalka Kiiskii Caa’isha Ilyaas
    Puntland

    VIDEO: Maxkamada sare ee Puntland oo mudaysay gar-maqalka Kiiskii Caa’isha Ilyaas

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 22, 2019Updated:July 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamada sare ee Dowladda Puntland ayaa mudaysay gar-maqalka Kiiskii Maxruumad Caasha Ilyaas Aadan, oo aheyd Gabar 12 sanno jir ah oo fal isugu jira Afduub, kufsi iyo Dil loogu geystay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

    Xeer Ilaaliye ku-xigeenka Dowladda Puntland Maxamed Xareed Faarax oo Saxaafadda la hadlay maanta ayaa sheegay in Maxkamdda Sare ee Dowladda Puntland ay u fariisan doonto 17 bisha August ee soo socota, dhageysiga Racfaanka ay qaateen xukumanayaasha Kiiska oo horey Maxkamadda Darajada Kowaad ee Gobalka Nugaal iyo Maxkamadda Racfaanku ay ugu rideen Xukun dil ah.

    https://www.youtube.com/watch?v=1nONI0AzX48
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.