Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Maxkamadda Gobalka Bari oo sii deysay xubno ay xirtay Puntland
    Puntland

    VIDEO: Maxkamadda Gobalka Bari oo sii deysay xubno ay xirtay Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 23, 2019Updated:July 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamada Darajada Koobaad ee Gobolka Bari ayaa xorriyadoodi dib ugu soo celisay Masuuliyiintii Guddiga dib u dhiska Wadada halbowlaha ah ee Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland.

    Masuuliyiinta oo maalmihii lasoo dhaafay ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Magaalada Boosaaso, ayaa Goor-dhaweyd la soo taagay Maxkamadda Gobalka Bari, Iyadoona dhageysi Eedeeynta loo jeediyay iyo difaaca Qareenadooda, kaddib ay Maxkamaddu go’aamisay in dib xoriyadooda loo siiyo Masuuliyiintan.

    Sidoo kale, Maxkamada Darajada Koowaad ee gobalka Bari ayaa go’aamisay in lacagtii ka timid Dowladda Federaalka ah lagu wareejo xukumada Puntland.

    Masuuliyiintan kamidka ah Guddiga dib u dhiska Wadada halbowlaha ah ee Magaalada Boosaaso, ayaa loo xiray lacag ay ka qabteen Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, taas oo sifo sharci darro ah ay u qabteen, sidoo kalena u isticmaaleen.

    Si kastaba ha ahaatee, sii deynta Masuuliyiintan, ayaa imaanaysa iyadoo Madaxweynaha Dowladda Puntland. Dr. Siciid C/llaahi Deni, uu maanta ka hadlay xirnaanshaha Xubnahan, isagoona sheegay inuu ku kalsoon yahay in Sharcigu uu si wanaagsan u maalmulayo Kiiska lagu eedeeyay ayna heli doonaan Cadaalad.

    https://www.youtube.com/watch?v=Ar9O4NltAJw
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.