Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland “Baasaboor DFS wuxuu hareer marsan yahay nidaamka Federaalka”
    Puntland

    VIDEO: Puntland “Baasaboor DFS wuxuu hareer marsan yahay nidaamka Federaalka”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyoD Dilmuquradiyaynta Dowladda Puntland Maxamed C/rixmaan Dhabancad, ayaa si adag uga hadlay xaalada siyaasaddeed ee Soomaaliya iyo nidaamka Federaalka.

    Wasiir Dhabancad ayaa sheegay in Madaxda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee haatan jirta aysan ka go,neyn hir-gelinta nidaamka Federaalka, isagoona tilmaamay in loo baahan yahay in laga dhabeeyo wixii lagu heshiiyay.

    Sidoo kale, Wasiir ayaa tibaaxay in Dastuurka Dalka uu hareermarsan yahay nidaamka Federaalka ee lagu heshiisayay, taas oo uu sheegay inay tahay arrimaha illaa hada taagan.

    https://www.youtube.com/watch?v=npnAeuoZVGw&feature=youtu.be

    Wasiir Arrimaha Gudaha, Federaalka iyoD Dilmuquradiyaynta Dowladda Puntland Maxamed C/rixmaan Dhabancad, ayaa hadalkan ka sheegay xilli uu shalay ka qeyb-galayay Munaasabad lagu furayay xafiis Wasaaradda Dibedda DFS ay ka hir-gelisay Garoowe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.