Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo amar adag dul-dhigtay Suxufiyiinta ka howlgalla Degaanadeeda
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo amar adag dul-dhigtay Suxufiyiinta ka howlgalla Degaanadeeda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland Cali Xassan Axmed (Sabareey), oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa shaaciyay shuruud adag oo la hor-dhigayo suxufiyiinta ka hawlgala degaannada Puntland.

    Wasiir Sabareey ayaa amar ku bixiyay in dhammaan suxufiyiinta ka hawlgala degaannada Puntland ay iska diiwaan-geliyaan Wasaaradda Warfaafinta kahor 15-ka bisha soo socota ee October.

    Sidoo kale, Wasiirka ayaa sheegay  in aan suxufi loo aqoonsan doonin qofkii aan is diiwaa-gelin wakhtigaasi kahor, islamarkaana tilaabo laga qaadi doono.

    Waxaa uu sidoo kaleĀ  amray in ay is diiwaan-geliyaan dhammaan xarumaha Warbaahineed ee ka hawlgala degaannada Puntland si loola socdo shaqada ay ka hayaan gudaha Puntland.

    Ugu dambeyntii, Wasiirka Wasaaradda Wrfaafinta Puntland ayaa sheegay in is diwaan-galinta kadib  baaritaan lagu samayn doono aqoonta iyo khibradda suxufiyiinta, islamarkaana aqoonsiga lagala noqon doono suxufigii aan haysan xirfad ku filan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.