Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Puntland oo Ciidan ilaalo ah geysay guri ay ku sugan tahay Hooyo ay 3 ilmo ah kala tageen Daadadkii Qardho
    Somalia

    VIDEO: Puntland oo Ciidan ilaalo ah geysay guri ay ku sugan tahay Hooyo ay 3 ilmo ah kala tageen Daadadkii Qardho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowladda Puntland Marwo Aamino Cismaan Xaaji, ayaa dhaliil kulul u soo jeedisay Warbaahinta iyo Dadka isticmaala baraha Bulshada, kuwaas oo maalmihii ugu dambeeyay Muuqaalo wareysi ah kasoo duubayay Maamo Nasro oo ah Hooyo Saddex carruur ah oo ay dhashay ay la tageen Daadadkii kusoo rogmaday dhowaan Magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar.

    Wasiir Aamina ayaa sheegtay in saxaafadda iyo Dadka kale ee baraha bulshada wax ku baahiya looga baahan yahay inay ilaaliyaan Xuquuqda iyo Qalbiyada dhibanayaasha, ayna ka feejignaadaan in wareysiyo aysan aqoon qaabka loo maareyo qaadaan, taas oo sii danqaysa quluubta dhibanaha.

    Ugu dambeyntii, Wasiirka Hormarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowladda Puntland Marwo Aamina Cismaan Xaaji, ayaa sheegtay in Dowladdu ku khasbanaatay in Ciidan ilaalo ah ay haatan geysto guriga ay ku nooshahay Hooyadan dhibanaha ah, si looga ilaaliyo Dadkan sii dhaawici kara Qalbigeeda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.