Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo digniin adag u dirtay Ajaanib ka shaqeeya Degaanadeeda
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo digniin adag u dirtay Ajaanib ka shaqeeya Degaanadeeda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil Jeyte, ayaa ka hadlay Xaalada ammaanka Degaanada Puntland, isagoona sheegay in guulo balaaran laga gaaray Sugida amniga.

    Sidoo kale, Wasiir Jeyte ayaa ugu baaqay Dadka ka shaqeeya Puntland ee Ajaanibta ah iyo kuwa kale, inay iska soo diiwaan-gashaan Wasaaradda Amniga Dowladda Puntland.

    Ugu Dambeyntii, Wasiir ku-xigeenka Amniga Dowladda Puntland ayaa ugu baaqay Bulshada Reer Puntland inay ilaashadaan ammaankooda, waxaana uu digniin adag u diray Dadka Tahriibayaasha ah ee marinka ka dhigtay Puntland.

    https://www.youtube.com/watch?v=KifJxMTUp6k&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.