Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo ka hadashay dhul-gariir ka dhacay Degaano kamid ah Gardafuu
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo ka hadashay dhul-gariir ka dhacay Degaano kamid ah Gardafuu

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 16, 2019Updated:July 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Puntland Mudane Faarax Maxamuud Cawaashe, ayaa sheegay in dhul-gariir xooggani uu ka dhacay qeybo kamid ah dhul xeebeedka Gobalka Bari.

    Wasiir Cawaashe oo shir jaraa’id maanta ku qabtay Magaalada Garoowe, ayaa sheegay in dhul-gariir uu ka dhacay Badda dhex-deeda, gaar ahaan meel 171-KM dhanka Waqooyi Galbeed ee gacanka cadmeed kaga began Degmada Bareeda ee Gobalka Bari.

    Sidoo kale, Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Puntland ayaa sheegay in aysan jirin wax khasaare ah oo ka dhashay dhul-gariirkaas, balse ay jirto cabsi ah in mar kale dhul-gariir uu ka dhaco Degaan xeebeedka Gobalka Gardafuu.

    https://www.youtube.com/watch?v=vmmMJwEVNjo&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.