Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday in qof ugu geeryooday Degaanadeeda Coronavirus
    Somalia

    VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday in qof ugu geeryooday Degaanadeeda Coronavirus

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 21, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Dowladda Puntland u qaabilsan ka hor-taga iyo wacyi-gelinta cudurka Coronavirus, ayaa ku dhawaaqay in hal ruux uu ku geeriyooday deegaanadda Puntland, kaasi oo looga shakisanaa Caabuqa “Covid19” Lana karantiiley dheecaano laga qaadeyna jawaabtiisa la sugayey.

    Sidoo kale, Guddiga ayaa tilmaamay in 9 qof oo kale maanta lagu karantiiley deeganaada Puntland, sida uu xusay Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cismaan Gabilay (Lugatoor).

    Wasiir Lugatoor ayaa ugu baaqay inay muujiyaan taxadar Shacabka Puntland ayna u hoggaansamaan awaamirta Dowladda.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/1250933725110785
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.