Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday in xaalad adag ay ka jirto Caluula
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday in xaalad adag ay ka jirto Caluula

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    https://www.youtube.com/watch?v=KOz54sUbw7U&feature=youtu.be

    Guddiga Gurmadka Degmada Caluula ee Gobalka Gardafuu ayaa Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland uga dhawaaqay in xaalada adag ay ku sugan yihiin Dadka Degmada Caluula.

    Guddigan oo ka kooban Wasiiro uuna Magacaabay Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa sheegay in loo baahan yahay in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo bulshada Reer Caluula oo ay saameeyeen Fatahaadaha Khooriga badda uu ku sameeyay Degmadaas.

    Sidoo kale, Guddiga ayaa xusay in dhowaan ay Caluula tagi doonaan Wasiiro iyo Khuburo dhinaca badda ah oo ka socda Dowladda Puntland, ayna gaarsiin doonaan Degmadaas gurmad hordhac ah.

    Ugu dambeyntii, Guddiga gurmadka Degmada Caluula ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay u istaagaan ka qeyb-qaadashada gurmadka loo sameynayo Bulshada Reer Caluula oo ay heystaan duruufo adag.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.