Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday inay ka madax-banaan tahay DF Soomaaliya
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday inay ka madax-banaan tahay DF Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 19, 2019Updated:June 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta ee Dowladda Puntland ayaa sheegtay  In Puntland lagu soo gali doono dal ku gal (VISA) “ si loo xoojiyo “ Amniga Dalka.”

    Wasiir Ku-xigeenka Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil, oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay in wasaarada amniga ay u taagan tahay ilaalinta Qaranka Puntland.

    Wasiir ku xigeenka ayaa intaasi ku daray in puntland ay ka madax banaan tahay Dawlada dhexe ee Soomaaliya, uuna waajib ka saran yahay ilaalinta amniga iyo Xasiloonideeda.

    https://www.youtube.com/watch?v=TWPdsQ7ZufE&feature=youtu.be

    Hadalka Wasiir Ku-xigeenka Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil, ayaa ku soo beegmaya xilli degaannada Puntland ay ku soo badanayan tahriibayaasha ka imaanaya koonfurta Soomaaliya iyo gudaha dalka Ethiopia kuwaasi oo qaarkood u sii gudbaan dhinaca dalalka Carabta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.