Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday xaalad go’doon ah oo ka jirta Degmada Jariiban
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo ku dhawaaqday xaalad go’doon ah oo ka jirta Degmada Jariiban

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir ay ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, Wasiirada Wasaaraddaha Hawlaha Guud, Deegaanka, Kaluumaysiga, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland iyo Agaasimaha Hay,adda Waddooyinka Puntland PHA, ayaa looga dhawaaqay xaalad deg deg ah uu soo food-saaray Degmada Jariibaan ee Gobalka Mudug.

    Ku-simaha Agaasimaha ahna Agaasime ku-xigeenka Hay’adda Wadooyinka Dowladda Puntland Cabdirasaaq Maxamed Xayir, oo Warbaahinta u akhiyay Baaq kasoo baxay Shirka ayaa ku dhawaaqay xaalad go’doon ah oo ka jirta isu socodka Degmada Jariiban ee Gobalka Mudug, taas oo ka dhalatay Ciid xirtay waddooyin Degaanka.

    Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland ayaa sheegay in Go’doonkan soo food-saaray Isu socodka Degmada Jariibaan, uu saameeyay Mashaariic hormarineed ee Gobalka Mudug, oo ay kamid yihiin Dhismaha Dekedda Garacad, Dhismaha Wadada Wadaagsin iyo dhul daaqsimeedkii Degaanadaas.

    Mr. C/risaaq Xayir ayaa ku baaqay in loo wada istaaqo wax ka qabashada Xaaladan Go’doonka ah ee ka jira Degmada Jariiban.

    https://www.facebook.com/DalmarMediaServices/videos/446610115932378/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.