Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo Malaayiin dollar ku bixinaysa Waddooyinkii Roobabku burburiyeen (Sawirro)
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo Malaayiin dollar ku bixinaysa Waddooyinkii Roobabku burburiyeen (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 24, 2019Updated:July 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Gureyeynta Dowladda Puntland iyo Shirkadda ayaa maanta soo gabagabeysay qiimayntii waddada isku xirta Garoowe iyo Boosaaso ee roobku burburiyay.

    Qiimeynta wadadan ayaa waxaa Wasaaradda Howlaha Guud ku wehlinayay Shirkadda Chinaha ee CCECC, Maamulka Gobolka Gobolka Bari iyo Madax kale.

    Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Gureyeynta Dowladda Puntland Axmed Bashiir Muuse ( Cirro), oo la hadlay qiimeynta kaddib warbaahinta ayaa xaqiijiyay inay sida ugu dhaqsaha badan u bilaabayaan dhismaha Wadada Boosaaso iyo Garoowe ee roobabku ku waxyeeloobay.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo ka hadlay qiimeyntan ayaa sheegay in Dowladda Puntland ay dhisayso Waddooyinkii ku burburay Roobabkii, isagoona tilmaamay inay ku bixinayaan Malaayiin Dollar.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/xD6HiLU1_HQ
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.