Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo si adag u dhaliishay Go,aan ay qaadatay DF Soomaaliya
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo si adag u dhaliishay Go,aan ay qaadatay DF Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Cadaalada, Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud, ayaa maanta Magaalada Garoowe ka daah-furay Shirka Qareenada Soomaaliya iyo Puntland, kaas oo looga hadlayo sidii ay u sameysan lahaayeen Xeer ay ku wada-shaqeeyaan Qareenada Puntland iyo kuwa Soomaaliya.

    Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud, oo ka hadlay furitaanka Shirka ayaa sheegay in Garsoorku uu ku tayaysmi karro mideyn laga sameeyo dhinacyada Sharciga iyo Wada-shaqeyn dhex marta Qareenada.

    Sidoo kale, Wasiir Xaamud ayaa xusay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay dhowaan sheegtay in Qareen ay u aqoonsan tahay cid ka qaadata Waraaqda Qareenimada, taas oo uu tilmaamay Wasiirku in caqabad ay ku tahay Midnimada.

    https://www.youtube.com/watch?v=bIkvzjd5uHc&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.