Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland “Socdaalka Kheyre waa mid lagu burburinayo Galmudug”
    Puntland

    VIDEO: Puntland “Socdaalka Kheyre waa mid lagu burburinayo Galmudug”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 11, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Puntland Cabdifitaax Xaange, ayaa sheegay in Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay saacad joogay Waqooyiga Gaalkacyo uu ku tuntay Hab-maamuuska Madaxda ee ay ku caan baxday Dowladda Puntland.

    Wasiir Xaange ayaa sheegay in wax lala cajabo ay tahay in Ra’iisulwasaare Kheyre uu door biday in Dhalinyaro iyo Durbaan, uu dhaafsado Hab-maamuuskii loogu tala-galay, balse Puntland horey uga dharagsaneyd qorshihiisa.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/368677463835249/

    Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Puntland Cabdifitaax Xaange, ayaa tilmaamay in socdaalka Kheyre ee Galmudug uusan aheyn mid lagu dhisayo Galmudug, balse uu yahay mid lagu burburinayo  hanaanka Dowladeed ee dadkaas ay heleen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.