Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Qaybtii Somaliland ee Xisbiga dhawaan lagu dhawaaqay ee Takfiir oo Hargaysa lagu xirxiray
    Somalia

    Video:-Qaybtii Somaliland ee Xisbiga dhawaan lagu dhawaaqay ee Takfiir oo Hargaysa lagu xirxiray

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 11, 2017Updated:April 11, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay saddex ka mid ah Kooxda Al-Saaddicuuna Bil-xaq ee dhawaan looga dhawaaqay dalal ay ka mid tahay Soomaaliya.
     
    Taliyaha Booliska Somaliland Cabdullahi Fadal Iimaan ayaa u sheegay warbaahinta in maxkamad ay go’aamisay in la soo xiro hoggaamiyayaasha kooxdan cusub qeybtooda ku sugan Hargeysa.
     
    Koox-diimeedka cusub ayaa todobaadkii hore waxaa looga dhawaaqay dalal ay ka mid yihiin Masar, Soomaaliya, Kuweyd iyo Liibiya. Waana koox soo bandhigtay aragtiyo diineed oo aaminsan in Muslimiinta hadda jira ay ku sugan yihiin gaalnimo, loona baahanyahay in ay dib u islaamaan,hoos ka daawo muqaalka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/UrbSx2Gk60E

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.