Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Shirka Maalgashiga u adkeysiga Abaaraha ee Degaanada Puntland oo furmay
    Puntland

    VIDEO: Shirka Maalgashiga u adkeysiga Abaaraha ee Degaanada Puntland oo furmay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), ayaa daah-furay maanta Shirka Maalgashiga u adkeysiga Abaaraha ee Degaanada Puntland, kaas oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Puntland.

    Shirkan oo ay ka qeyb-galayaan Xubno katirsan Dowladda Puntland, Madax ka socota Hay’adaha Caaliga iyo Dalalka Sweden, UK iyo Midowga Yurub, ayaa inta uu socdo lagu soo bandhigayaa Qorshaha Mashruuca u adkeysiga Abaaraha soo lab-laabta iyo qaab dhismeedka Guud.

    Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), ayaa sheegay in Mashruucan ay baahi weyn u qabtay Puntland, isagoona xusay in Dowladda Puntland doorkeeda ka ciyaarayso.

    https://www.youtube.com/watch?v=psHzXeU52oA&feature=youtu.be

    Mashruuca u adkeysiga Abaaraha ee Degaanada Puntland, ayaa laga fulinayaa illaa 10 Degmo iyo ugu yaraan 40 Tuulo oo katirsan Degaanada Puntlabd, sida uu sheegay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.