Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Somaliland oo ciidamo soo dhoobtay Magaalada Ceergaabo
    Puntland

    VIDEO: Somaliland oo ciidamo soo dhoobtay Magaalada Ceergaabo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaalad kacsan ayaa ka jirta Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobalka Sanaag, kaddib dagaalo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo kamid degaanada hoos-taga Ceergaabo.

    Ciidamo katirsan Maamulka Somaliland ayaa lasoo dhoobay Magaalada, Iyadoona gudaha Magaalada lagu arkayo Gaadiid dagaal oo lagu xiray waddooyinka muhiimka ah.

    Dadka Degaanka ayaa sheegaya inay ka cabsi qabaan dagaal ka dhaca Magaalada, kaas oo u dhexeeya Ciidanka Somaliland iyo Jabhadda Col. Caare oo ku sugan duleedka Magaalada.

    https://www.facebook.com/AbdirizakHAtosh/videos/427265511197082/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.