Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Waxaa Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland maanta ku geeryooday AUN Marxuum Cumar Carte Qaalib oo Ra’iisul Wasaare iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda kasoo noqday Dowladdii Milateriga ee uu hoggaaminayay Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.