Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Taliska CXD oo ka hadlay Howlgalada ka socda Sh/hoose
    Puntland

    VIDEO: Taliska CXD oo ka hadlay Howlgalada ka socda Sh/hoose

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska iidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray howlgal saaka Ciidamada sida gaarka u tababaran ee DANAB kula wareegeen degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

    Taliye kuxigeenka ciidanka xoogga dalka ahna ku-simaha Taliyaha Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa sheegay ciidanku ay si nabad ah kula weegeen degmada Awdheegle iyo deegaanna kale oo ku xeeran, ayna sii wadi doonaan howl-gallada lagu baacsanayo argagaxisada.

    “Ciidanka ayaa wada Miino saaris iyo howl gallo ay ku xaqiijinayaan
    amniga”ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka xoogga dalka.

    https://www.facebook.com/sntvnews/videos/909982652689378/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.