Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Taliyaha cusub ee Ciidanka Madaxtooyadda DPL oo xilkii la wareegay
    Somalia

    VIDEO: Taliyaha cusub ee Ciidanka Madaxtooyadda DPL oo xilkii la wareegay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Cismaan Cumar Maxamed ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee ciidamada Madaxtooyada Barkhad Cabdullaahi Yuusuf.

    Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday hool ku yaalla Madaxtooyadda Dowladda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa ka qeyb-galay Masuuliyiin kamid ah Madaxtooyadda, Saraakiil kamid ah Ciidanka Difaaca Puntland iyo marti sharaf kale.

    https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2844645505661292&id=519696945060756
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.