Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Talyihii Booliska Minneapolis oo si casishay
    Somalia

    Video:-Talyihii Booliska Minneapolis oo si casishay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 22, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha ciidanka booliska magaalada Minneapolis Janee Harteau ayaa cadaadis uga yimid duqa magaalada dartiis is-casishay oo xilka ka dagtay, kadib markii Maxamed Nuur oo ah Soomaali ka tirsan booliska Minneapolis la sheegay inuu dil u geystay haweenay caddaan ah oo Ausralia u dhalatay.

    Dilka haweenaydan ayaa xiisad badan ka dhex-abuurtay booliska Minneapolis iyo bulshada magaalada.

    Duqa magaalada Minneapolis Betsy Hodges ayaa sheegtay in taliyaha boolisku ay lumisay kalsoonidii dadka Minneapolis oo aanay hoggaamin karin booliska, sidaas darteed-na ay tahay inay xilka ka dagto.

    Duqa Minneapolis Betsy Hodges ayaa taliyaha booliska u magacowday Medaria Arrandonda oo hore u ahaa taliye kuxigeenka,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.