Qaraxa ayaa la sheegayaa inay ku geeriyoodeen dad gaaraya ilaa 40 qof, oo gabigooduba ahaa dad shacab ah oo aan waxba galabsan, oo ka dukaamaysanayay Suuqa Kaawo Godeey, kadib markii lagu weerarayay gaari waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyay oo uu waday nin naftii Halige ahaa,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/xZKW4Rcrqr0