Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Inta badan Dalalka caalamka oo kala baxaya Diblomaasiyiintooda Wadanka Sudan
    Somalia

    Video:-Inta badan Dalalka caalamka oo kala baxaya Diblomaasiyiintooda Wadanka Sudan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2023Updated:April 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diblomaasiyiinta Shisheeye,ayaa la bilaabay in laga daad gureeyo Wadanka Sudan.

    Ciidamada Milleteriga,ayaa sheegay in ay ka caawinayaan Dalalka Maraykanka,Ingiriiska iyo Shiinaha sidii ay ula bixi lahaayeen Diblomaasiyiintooda.

    Sidoo kale Doon qaaday 50-Qof oo udhashay Sacuudiga,ayaa ka anba baxday Sudan.

    Waxaa kaloo jira Maraakiib qaaday Dad ukala dhashay 11-Wadan oo gaaraya 108-Qof.

    Dhimashada dagaalka,ayaa hada sii cagacagaynaysa 400-Qof.

    Qorshe walba oo Xabad joojineed,waa fashilmay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.