Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Wariye ka tirsan Wall Street Journal oo lagu xiray Ruushka
    Somalia

    Video:-Wariye ka tirsan Wall Street Journal oo lagu xiray Ruushka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Joe Biden iyo Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau,ayaa si wadajir ah ugu baaqay in si deg deg ah loo sii daayo weriye ka tirsan Wall Street Journal oo lagu xiray Ruushka,kaasoo lagu eedeeyay basaasnimo.

    Waaxda Amniga Federaalka ee Ruushka,ayaa sheegtay in weriye Evan Gershkovich, oo ah muwaadin Mareykan ah, la xiray todobaadkii hore,isagoo looga shakiyay inuu basaas u ahaa Dowladda Mareykanka.

    Wargeyska Wall Street Journal,ayaa beeniyay Gershkovich in uu ku shaqaynayay basaasnimo.

    Aqalka Cad,ayaa ku tilmaamay eedeynta basaasnimo ee lagu riday Wariyaha mid lagu qoslo.

    Eedaymaha Basaasnimada,ayaa ka ah Ruushka Xabsi 20-sano ah.

     

    The arrest of Wall Street Journal reporter and US citizen Evan Gershkovich on espionage charges in Russia have caused widespread outcry from western leaders and professionals in his field. Here is what we know about the detained journalist https://t.co/YRShgWwa7k pic.twitter.com/pI0bRB8NIU

    — Reuters (@Reuters) April 7, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.